letras.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

letra de waayo waayo - sharma boy

Loading...

#intro
adow on the beat

#pre-chorus
marna ma daalo (ooh ooooh)
dib uma laabto (ooh ooooh)
marna ma daalo (ooh oooh)
dib uma laabto (eeeeh)
danteyda kama daaho (ooh)
indhaha daah ma saaro (ooh)
danteyda kama daaho (ooh)
indhaha daah ma saaro (oooh)

#verse
daruufaha ku soo maray ilow
hada iyo nolol cusub bilow
waqti wali waad heeysa wiilow
ha dhageysan kaas waa beenlow
anigoo ku dhahaayo walaalow
waliga xuriyad ku nolow
daruufaha ku soo maray ilow
hada iyo nolol cusub bilow
waqti wali waad heeysa wiilow
ha dhageysan kaas waa beenlow
anigoo ku dhahaayo walaalow
waliga xuriyad ku nolow
#chorus
waayo waayo
kan wax ogaayoo murti ma waaye
ka qaado waano
waayo waayo
kan wax ogaayoo murti ma waaye
ka qaado waano

#verse
yeaah
i never listen to them
i just envision to them
treat them like prison food them
running all my mission through em
they thought i had a limit
but then i went and did it
and now they won’t admit it
legends always take a minute
that’s just short pause while am growing like a farmer
enemies better count on me to roll up for my n-gga sharma
i got my share of blame all the pain i built my own armour
that’s one thing we don’t need cuz we od’d on that drama

#chorus
waayo waayo
kan wax ogaayoo murti ma waaye
ka qaado waano
waayo waayo
kan wax ogaayoo murti ma waaye
ka qaado waano
#verse
ha kufin (aa)xogtada nacab ha tusin (yow)
ha badsan (ah)bad aadan laheen ha qusin(ah)
ha quusan (aa)wax aadaan laheen ha misin(ah)
ha farisan(sax)kan xumeysan yuunan ku sixrin (aah)
ha dhageesan (sax)ha wareesan hala qabsanin(ax)
ha u seexanin yuunan ku leexin
ha kufin (aa)xogtada nacab ha tusin (yow)
ha badsan (ah)bad aadan laheen ha qusin(ah)
ha quusan (aa)wax aadaan laheen ha misin(ah)
ha farisan(sax) kan xumeysan yuunan ku sixrin (aah)
ha dhageesan (sax) ha wareesan hala qabsanin(ax)
ha u seexanin yuunan ku leexin

#pre-chorus
marna ma daalo (ooh ooooh)
dib uma laabto (ooh ooooh)
marna ma daalo (ooh oooh)
dib uma laabto (eeeeh)
danteyda kama daaho (ooh)
indhaha daah ma saaro (ooh)
danteyda kama daaho (ooh)
indhaha daah ma saaro (oooh)

#bridge
diida gumeysi waligiin diida
somali maanta ma shiida (shahiida)
dhalinyarada maa la liida
horta yaa dhahay tahriiba
magafe nafta ma iibaa
nolosheena ma na siibaa
malakul mowt isku dhiiba
ma masiibaa
hada dabiiboo ciil diida hooyo ilinteedana bi’iya( bi’ya)
(hooyo ilinteedana bi’iya) yea (yow)
#chorus
waayo waayo
kan wax ogaayoo murti ma waaye
ka qaado waano
waayo waayo
kan wax ogaayoo murti ma waaye
ka qaado waano
waayo waayo
kan wax ogaayoo murti ma waaye
ka qaado waano

#hook
waayo waayo
kan wax ogaayo
(sharma and k’naan)
ka qaado waano
(sharma and k’naan)
ka qaado waano
kan wax ogaayoo murto ma waaye
ka qaado waano

letras aleatórias

MAIS ACESSADOS

Loading...