letra de digtoor - rahma rose
dubka igu yaallo
mar horaa dushiisaa
leygu daadshe malaboo
anoo daayaayoo
ka tan baxay galkacalka
jaceylkan igu soo dag-y
i darbeeyay waa maxay
soo taan u dag-yee
balantii dhaxdeeniyo
dooxyadi banaana
u dabaalo caashaqa
hor ugu dardarmeen
diinkii nafsiga wadayee
ina kaariyo dirayee
iga rogashadiisi
ma anuu igu soo dag-yee
ma anuu igu soo dag-yee
dibnihisu kululaa
ma dabaa kasoo bixi
diirdiiranaayoo
gubuhiisu adagaa
ma mid deyr cad geelidyo
gambo lagu anqariyo
duulaan u kacayba
isagoo i dilaya ( i dilaya)
ma damqado jirkeygu
ma diktoor is nacay baa
ma dayaa hiiladada
ma dayaa ma dayaa hiiladada
anoo dayaxa dhaafoo
dunidaba ka tag-y buu
dusha igaga yimidee
duulaan la adagiyo
ma dabeylaha sida
hadii kula kashadayee
haatan kuu il doorsadayee
ayaa iga daweeya dadow
ayaa iga dabiiba dadow
ayaa iga dul qaada
dawadiisa heli kara
letras aleatórias
- ayo jay › letra de taking over - ayo jay
- lil amiri › letra de honest - lil amiri
- strikeonthebeat › letra de shooters - strikeonthebeat
- giunta › letra de non voglio cambiarti - giunta
- lhaitsiout › letra de tsvoda - lhaitsiout
- parker mccord › letra de blood manor (bonus track) - parker mccord
- walter florence › letra de ready for vengeance? - walter florence
- tyson yoshi › letra de if i die tonight (acoustic) - tyson yoshi
- xiii minutes › letra de who told you - xiii minutes
- fhug odds › letra de skit - fhug odds