letra de kun iyo kow - qali ladan
Loading...
intaan kobcayee yaraa
korkiyo ka dhanaa kubana
kashigaa hooy anaa ku jiraye
maxaan kolkooli qabaye
markaan kaalin qaadaye
anigo kuraya kaftamay
kabtayda midaan tolayn
muxuu isku kay kakabay
o kelmada erayo aanan g-yin
kasbiyo kuday iga dhig-y
kun iyo kaw ban arko
kalsoonina k-ma qabe
karaamada dumarkiyo
kuwan dhaqankii kufsaday
ragaw kuligiin miyaa
intaan kalig-y ahaa
kurmiyo kalana karkabo
cishqigu kaynaha isudhin
maxaan ku kifaaxay nolol
markaan korta u lulay
jacayl ku kibray ku kashbacay
qofkayga midaan ahayn
muxuu igu koodshay kadin
o afkaygu waxaanu karin
kas xumo kadisa igu dayay
letras aleatórias
- cano oasis › letra de norte - cano oasis
- hola bali › letra de сдохну один ( i'll die alone) - hola bali
- vald › letra de diviser pour mieux régner - vald
- lumar › letra de lass uns geschichte schreiben - lumar
- gontyna kry › letra de zapomnianemu światu - gontyna kry
- deadguy › letra de makeshift atomsmasher - deadguy
- tunzalə › letra de unutmadım - tünzalə
- bore balboa › letra de trap cajka - bore balboa
- kgp › letra de insane - kgp
- here comes the sun › letra de sour - here comes the sun