letras.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

letra de xildhibanka xanta - iskiinos

Loading...

hadaan xuub dhacsady
sidii maska
intii xune xanta jecel
xabxableeye
xalxaluusha oo
so xamaarta
xabaalaha taga oo
is xabaala

xanta badan kaalay
adi ma ku ciisha
xabiibiyo xaabo
ma u dhaxaysa
xaali ma u geysaa
ma ku xamataa
warka xaajiga ma u geysa
warka ma xarashta
ma xamaaliba
xoolo alle miya
xanbadana ma xaliima
xasuus darana
ilowsho dhawa
gaajalay xumaysay
xariiftan u doono
xaaladaadu xiiso ma leh
is xoree dheh
xaafadaha laga beeray
cali bistin
warka xawisha miya
yaad la xintantaa
aa warya nayaa
ma xishootid miya
xulus weynoo
yaad absees ku tahay
teamka saw maha
gasho faraantiga
xam xam leh
hadaan xuub dhacsady
sidii maska
intii xune xanta jecel
xabxableeye
xalxaluusha oo
so xamaarta
xabaalaha taga oo
is xabaala

haadba haad kici
xiligeygii weeyi
xeebta xamar ban koray
nogobna wa ku dhashay
faraskayga xiin faniin
ciidankayga jooxo
xerta maqashaan ahay
team kaaso
inta xun ee ka xun
is xabaala dheh
xabad lagu kari waa
xanbarkeed daa
xiitoxiitiyo xiiranta u sheg
xulki qarankiyoo
xidigbaan ahay

xaafadayda garo sool
reer xaajiga daga
xirsiga burtinle huno
cigaal alle ha daayo
geesiga xabadu karin
laascaanod dago
xudun iyo garbo haarey
reer siyaadka dago
boqortooyadii cismaan
xerta gaara
ugaas xirsiga
i dhalayban ku dhartay
xududeyda kii galeysan
way danbeysan
u xadreyni ka xoreyni
kaluumaysan
ku xareyni taraasada
xalaalaysan
nin xun oo daadqaday
xumbo cuskay
xildhibaanka xanta
bal duceyso
xagan derbi bal fataxayso
hadaan xuub dhacsady
sidii maska
intii xune xanta jecel
xabxableeye
xalxaluusha oo
so xamaarta
xabaalaha taga oo
is xabaala

lyrics by: iskiinos

letras aleatórias

MAIS ACESSADOS

Loading...