letras.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

letra de dheeman - gulled simba

Loading...

#intro
najma
#instrumental
oooh hoo oooh
aah aah aaah
najmaa hmm hmmm
#instrumental
#verse
sida dhabiga dhool qoton taagan
dhexyar muuqa dhaayaha deeqdaa
dhisa maanka ruux dhakhtar ii ah
sow ma tihid dhabeel igu dheegan
sida dhabiga dhool qoton taagan
dhexyar muuqa dhaayaha deeqdaa
dhisa maanka ruux dhakhtar ii ah
sow ma tihid dhabeel igu dheegan
#instrumental
nolol dhaxala ruux ila dhaaba
ka fikira dhankayga idhawraa
wixii dhaca xalkeeda dhameeya
sow ma tihid ragoodhan idhaafsha
nolol dhaxala ruux ila dhaaba
ka fikira dhankayga idhawraa
wixii dhaca xalkeeda dhameeya
sow ma tihid ragoodhan idhaafsha
#instrumental
#chorus
haa haaa
iga dhaya dhibtayda dareema
igu dhaqa wanaag ila dhaada
ima dhiba jacayl i dhansiiya
dhiiriya waxa tahay dheeman hmmm
iga dhaya dhibtayda dareema
igu dhaqa wanaag ila dhaada
ima dhiba jacayl i dhansiiya
dhiiriya waxa tahay dheeman (hmm hmmm)
#bridge
ehee ehee ehee
ahaa haa ahaaa
ohooo ohooo hooo
aha haa haaa
hmmm hmm hmmm
#instrumental
#verse
aa naf ku dheer nafta u dhimanaysaa
ku dhex nool wadnaha udhaqaaqa
ka dharg-yn kalgacal la dhidbaysa
sow matihid dhameys i dhiseesaa
naf ku dheer nafta u dhimanaysaa
ku dhex nool wadnaha udhaqaaqa
ka dharg-yn kalgacal la dhidbaysa
sow matihid dhameys i dhiseesaa
#instrumental
dhadhan nolosha ruux udhabeeya
igu dhaarta xuma iiga dhaartaa
qalbi dhaya naftayda dhayaysaa
sow matihid qudhaan la dhabilee
dhadhan nolosha ruux udhabeeya
igu dharta xuma iiga dhaartaa
qalbi dhaya naftayda dhayaysaa
sow matihid qudhaan la dhabilee
#instrumental
#chorus
haa haaa aa
iga dhaya dhibtayda dareema
igu dhaqa wanaag ila dhaada
ima dhiba jacayl i dhansiiya
dhiiriya waxa tahay dheeman
iga dhaya dhibtayda dareema
igu dhaqa wanaag ila dhaada
ima dhiba jacayl i dhansiiya
dhiiriya waxa tahay dheeman
#outro
iga dhaya dhibtayda dareema
igu dhaqa wanaag ila dhaada
ima dhiba jacayl i dhansiiya
dhiiriya waxa tahay dheeman

letras aleatórias

MAIS ACESSADOS

Loading...