letra de ya isgaare - doni b
#intro
diritto
#verse
six men dhulka dhig-y adi ben umaley
runta ina sheega uso baxay faan umaley
qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley
baryahan waxa socdo run umaley
kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
markey kutirahdo kaama marmo run umaley
nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
halko doolar ado ka wato kun umaley
kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
markey kutirahdo kaama marmo run umaley
nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
halko doolar ado ka wato kun umaley
sharma boy legend waye ben umaley
#chorus
ya isgaare wali ya isgaare sug
ya isgaare wali ya isgaare
ya isgaare wali ya isgaare sug
ya isgaare wali ya isgaare
#pre-chorus
ben miya run miya ben miya run miya
ben miya run miya been miyaa run miyaa
yaa oog that’s me
anile oog
ok ben miya run miya ben miya run miya
ben miya run miya been miyaa run miyaa
yaa oog id-nkaa oog
#verse
eba ila jiro shar ima taabate
dada kulajiro wey kugu daadate
marhoraan ku iri ha ila yaabine
wa itaqana ani caan maraadiye
eba ila jiro shar ima taabate
dada kulajiro wey kugu daadate
marhoraan ku iri ha ila yaabine
wa itaqana ani caan maraadiye
#hook
hal mar marka sameno waku ceshanena
heestan markey dhamato waku ceshanena
hada hadaa kadhacdo waku s-xaneena
fab santana my brother wa xasuusanena
xamar marka joogo waxa taaganahay
#chorus
ya isgaare wali ya isgaare sug
ya isgaare wali ya isgaare
ya isgaare wali ya isgaare sug
ya isgaare wali ya isgaare
#pre-chorus
ben miya run miya ben miya run miya
ben miya run miya been miyaa run miyaa
yaa oog that’s me
anile oog
ok ben miya run miya ben miya run miya
ben miya run miya been miyaa run miyaa
yaa oog id-nkaa oog
#verse
six men dhulka dhig-y adi ben umaley
runta ina sheega uso baxay faan umaley
qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley
baryahan waxa socdo run umaley
kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
markey kutirahdo kaama marmo run umaley
nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
halko doolar ado ka wato kun umaley
kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
markey kutirahdo kaama marmo run umaley
nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
halko doolar ado ka wato kun umaley
sharma boy legend waye ben umaley
#chorus
ya isgaare wali ya isgaare sug
ya isgaare wali ya isgaare
ya isgaare wali ya isgaare sug
ya isgaare wali ya isgaare
ya isgaare wali ya isgaare sug
yaa isgaare wali ya isgaare
ya isgaare wali ya isgaare sug
ya isgaare wali ya isgaare
letras aleatórias
- fight like sin › letra de far from never - fight like sin
- hatfelt › letra de peter pan - ha:tfelt
- omega › letra de movin' world - omega
- jet trawick › letra de wyo? - jet trawick
- ozan kotra › letra de mevzu benmişim - ozan kotra
- lil pice › letra de sorry (ft. lovxpandas) - lil’ $pice
- king roscoe › letra de put the p*ssy on me - king roscoe
- bts 방탄소년단 › letra de run (puma blaze time ver.) - bts (방탄소년단)
- lowpines › letra de call off the hunt (bonus track) - lowpines
- lil temi › letra de fiji - lil temi