letras.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

letra de maro baatiya - doni b

Loading...

#intro
eeh huh huh haaaa aaa aaaa
doni (doni)
dirito (dirito)

#chorus
marka xirantahay maro baatiya (maro baatiya)
muqaal ma daawado wa istaajiya (istaajiya)
meelaha firiya wa is dabaaliya (dabaaliya)
wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya (ilaaliya) bea

wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya (ilaaliya)
#verse
walle kii dhaxdena so galana wa loo yaabaya (yaabaya)
dabaal haduu duloobana wa la daajiya (daajiya)
ma babe cashir markey rabto wa umeeriya (umeeriya)
xabad xabad mid mid wa ka fiiriya (fiiriya)

didi camal uunsiya sh-taa wa is qiiciya (qiiciya)
wa is duuliyaayee (waa is duuliyaayee)

#hook
taag taaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
istaaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)

albaabka kuu xiran ana nalkaa ii shidan (nalkaa ii shidan) eh
hada isii bebe hada isii bebe
hada isii bea hadhowti ma rabe (hadhowti ma rabe)

hada isii bebe hadhowti ma rabe (heee)
hada isii bebe hada isii bebe hada isii bebe
jack jack jack on the beat

#bridge
waxa iga gadan wax diyaarsan
wax habeesan (what)
wax dhunta marayo malabeesan (ok)
maxabo kujirto qaadiresan (waa ku kaa)
qayaali ka baxo qalabeesan (haye)
quruuma kale xita ka diyaarsan (hee)
waxa iga gadan wax diyaarsan (diyaarsan)
wax habeesan (wax habeesan)
wax dhunta marayo malabeesan (malabeesan)
maxabo kujirto qaadireesan (qaadireesan)
qayaali ka baxo qalabeesan (qalabeesan)
quruuma kale xita ka diyaarsan (diyaarsan)
naftede dajisay si dabacsan (si dabacsan)
ayadе dhibe tii ka maseersan (tii ka maseersan)
ka xanaaqsan (ka xanaaqsan) hee
#chorus
marka xirantahay maro baatiya (maro baatiya)
muqaal ma daawado wa istaajiya (istaajiya)
meelaha firiya wa is dabaaliya (dabaaliya)
wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya (ilaaliya) bea
marka xirantahay maro baatiya (maro baatiya)
muqaal ma daawado wa istaajiya (istaajiya)
meelaha firiya wa is dabaaliya (dabaaliya)
wanaga dhaxdеna jiro wa ilaaliya (ilaaliya)

#verse
walle kii dhaxdena so galana wa loo yaabaya (yaabaya)
dabaal haduu duloobana wa la daajiya (daajiya)
ma babe cashir markey rabto wa umeeriya (umeeriya)
xabad xabad mid mid wa ka fiiriya (fiiriya)
ma babe cashir markey rabto wa umeeriya (umeeriya)
xabad xabad mid mid wa ka fiiriya (fiiriya)
didi camal uunsiya sh-taa wa is qiiciya (qiiciya)
wa is duuliyaayee (waa is duuliyaayee)

#hook
taag taaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
istaaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
taag taaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
istaaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
albaabka kuu xiran ana nalkaa ii shidan (nalkaa ii shidan) eh
hada isii bebe hada isii bebe
hada isii bea hadhowti ma rabe (hadhowti ma rabe)
hada isii bebe hada isii bebe
hada isii bea hadhowti ma rabe (hadhowti ma rabe)
hada isii bebe hadhowti ma rabe (heee)
hada isii bebe hada isii bebe hada isii bebe
jack jack jack on the beat

letras aleatórias

MAIS ACESSADOS

Loading...