letra de body - ahmed m. shey
#intro
body body body yeah
waa ka helay jawigaan (ah)
m shey (m shey)
#chorus
bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
lafaheega ma dooneesa dhuuxa makuu shubaa my darling? (darling)
bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
lafaheega ma dooneesa dhiiga makugu shubaa my darling? (darling)
#verse
baby girl i’mma provider (vider)
bodygaaga sidiisaba fire
adigaa ani igu faaya (faaya)
bocorkaan ii dhiib am right man
baby girl wee kululaatayee
dheeshana wee adkaatayee
dhiigana wuu dhaq dhaqaqayee (yee)
bodygaaga anaa ka ah rider
bodygaaga anaa ka ah rider
baby girl bodygaaga ii dhiib
body body bodygaa ii dhiib
bodygaaga bodygeega ma u dhiibi kartaa?
saqda dhaxe midnight ma ii dhiibi kartaa?
ma dhanaansadaa oo ma dhadhamin karaa?
saqda dhexe midnight ma ii dhiibi kartaa?
#chorus
bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
lafaheega ma dooneesa dhuuxa makuu shubaa my darling? (darling)
bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
lafaheega ma dooneesa dhiiga makugu shubaa my darling? (darling)
#verse
baby girl i’mma provider
bodygaaga sidiisaba fire
adigaa ani igu faaya
bocorkaan ii dhiib am right man
baby girl wee kululaatayee
dheeshana wee adkaatayee
dhiigana wuu dhaq dhaqaaqayee
bodygaaga anaa ka ah rider
baby girl i’mma be your lover
never mind bodygaaga siduu yahay fine wa
fat maleh, butac maleh siduu yahay beela wa
bodygaaga bodygeega wuu u bahan yahay ma
dumar kulamid wali duni k-ma arag ma
dhabtaa soo kor aa ku dheeldheeliya ma
#bridge
ayyy i’mma be your love (ayyy)
baby girl lover (ayyy)
midnight lover (ayyy)
am gonna be your lover
#chorus
bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
lafaheega ma dooneesa dhuuxa makuu shubaa my darling? (darling)
bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
lafaheega ma dooneesa dhiiga makugu shubaa my darling? (darling)
bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
lafaheega ma dooneesa dhuuxa makuu shubaa my darling? (darling)
bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
lafaheega ma dooneesa dhiiga makugu shubaa my darling? (darling)
letras aleatórias
- canines › letra de dry land - canines
- austria3 › letra de zwickt's mi - austria3
- tono rosario › letra de jenny - toño rosario
- silvestre dangond › letra de no me compares con nadie - silvestre dangond
- hermann weiss › letra de arschloch - hermann weiss
- chalino sanchez › letra de bronco fajiado - chalino sánchez
- shabazz palaces › letra de bronny on a breakaway (bop hard) - shabazz palaces
- niko is › letra de smoking jacket - niko is
- mike stud › letra de you oughta know - mike stud
- ry23 › letra de przyjdzie po każdego z nas - ry23