letras.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

letra de aduunyo - ahmed m. shey

Loading...

#intro
m shey
ooh yea yea yea yea hmmm
ooh yea yea yea yea
ooh yea yea yea yea hmmmm
ooh yea yea yea yea
#instrumental

#chorus
cuqdad ha isku beerin
hana ciishonin
cashar waaye aduunkaan
naftaada ha ciilin
ceebna ha dareemin
calafkaaga ha sii deenin (calafkaaga ha sii deenin)
cuqdad ha isku beerin
hana ciishonin
calaf waaye aduunkaan (waaye aduunkaan)
naftaada ha ciilin
ceebna ha dareemin
calafkaaga ha sii deenin
ha sii deenin
calafkaaga ha sii deenin

#verse
wixii qoran, ma celin kartid!
waxa dhacay, wax kama badeli kartid!
qof tag-y, ma tirsan kartid!
meelan farxad yaalin, ma joogi kartid!
nolol mugdi, k-ma jiri kartid!
qosol been, k-ma qanci kartid!
aamus naanta xigmad ah
aadabtaa wanaag ah
dhowrsa naanta sharaf ah
oo garashadaa maqaam ah
murugadaa wareer ah
oo farxada wax walba ah
kalsoonidaa awood ah
ooo go’aankaa guul ah
#chorus
cuqdad ha isku beerin
hana ciishonon
cashar waaye aduunkaan
naftaada ha ciilin
ceebna ha dareemin
calafkaaga ha sii deenin
cuqdad ha isku beerin
hana ciishonin
cashar waaye aduunkaan
naftaada ha ciilin
ceebna ha dareemin
calafkaaga ha sii deenin

#verse
nafta godob, kama gali kartid!
qiimaheeda hoos, uma dhigi kartid!
meeleey rabin, k-ma riixi kartid!
wixii dan u ah, kama celin kartid!
waxaan dan u aheen, k-ma qasbi kartid!
farxadeeda kama qasi kartid (kama qasi kartid)
daacad nimadaa daraja ah
oo samirkaa naxariis ah
cuqdadaa caqaba ah
oo calool xumadaa ceeb ah
dulqaadka dan ah
oo adkee sigaa aayatiin ah
dadnimadaa muhiim ah
oo xishoodkaa xal ah
#chorus
cuqdad ha isku beerin
hana ciishonin
cashar waaye aduunkaan
naftaada ha ciilin
ceebna ha dareemin
calafkaaga ha sii deenin
cuqdad ha isku beerin
hana ciishonin
calaf waaye aduunkaan
naftaada ha ciilin
ceebna ha dareemin
calafkaaga ha sii deenin
ha sii deeninn
calafkaaga ha sii deeninnnn
ha sii deenin
calafkaaga ha sii deeninn

letras aleatórias

MAIS ACESSADOS

Loading...