letras.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

letra de rag waa nacab iyo nasteexo - aamina camaari

Loading...

niyaddu meesheey rabtaa
qalbigu ku nagaaday baa

noloshu ey jeceshahaa

naftaada
u qaaliyee

niyaddu meesheey rabtaa
qalbigu ku nagaaday baa

noloshu ey jeceshahaa

naftaada
u qaaliyee

waxaad ii tahay nasteexee
nacabka aan uga gabado

waxaad ii tahay nasteexee
nacabka aan uga gabado
dhibaato ha ii nugleeyn

dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
waxaad ii tahay nasteexee
nacabxa aan uga gabado

waxaad ii tahay nasteexee
nacabxa aan uga gabado
dhibaato ha ii nugleeyn

dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn

dunidu waa doorba nooc
nabsina wuu na eerayaa

haddii nabarada jaceeyl
adigu aad nabad ka tahayee

dunidu waa doorba nooc
nabsina wuu na eerayaa

haddi nabarada jaceeyl
adigu aad nabad ka tahayee

naf baad sidataa ogoow
noolaha adi kuugu jecel
naf baad sidataa ogoow
noolaha adi kuugu jecel
dhibaato ha ii nugleeyn

dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn

rag waa nacab iyo nasteexee
midaad noqon ama ogee

rag waa nacab iyo nasteexee
midaad noqon ama ogee
dhibaato ha ii nugleeyn

dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn

rag waa nacab iyo nasteexee
midaad noqon lama ogee

rag waa nacab iyo nasteexee
midaad noqon lama ogee
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn

naf baad sidataa ogoow
noolaha adi kuugu jecel

naf baad sidataa ogoow
noolaha adi kuugu jecel
dhibaato ha ii nugleeyn

dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn
dhibaato ha ii nugleeyn

letras aleatórias

MAIS ACESSADOS

Loading...