letra de walaal - khadar keyow
[verser: 1 khadar keyow]
walaalnimada iyo wanaagu
inay waddo kuu ahaato
wax weeyaan aad u fiican
waliba sii qurux badnaatoo
markii la is weheshanaayo
wax weydiinta iyo ogaalka
wax sheegiyo talada fiican
walaalnimo buuxda weeye
walaalnimada iyo wanaagu
inay waddo kuu ahaato
wax weeyaan aad u fiican
waliba sii qurux badnaatoo
markii la is weheshanaayo
wax weydiinta iyo ogaalka
wax sheegiyo talada fiican
walaalnimo buuxda weeye
[chorus: khadar keyow]
ifka, lagu yahay walaalo
ifka, la is weheshadaayee
ifkaa, wax la isugu taraayee
ala, ifkaa, lagu yahay walaalo
ifka, la is weheshadaayee
ifkaa, wax la isugu taraayee
[verse: 2 khadar keyow]
walaalka, kaa filaayo
inaad wax usii tareysid
hadaad noloshiisa wiiqdid
walee wax xun baad sa’maysay
warkaygani waa xusuusi
waanadu waa iga dardaaran
walaal sidaad iila weyntahay
wax weeyaan sii cajiiba
walaalka kaa filaayo
inaad wax usii tareysid
hadaad noloshiisa wiiqdid
walee wax xun baad sa’maysay
warkaygani waa xusuusi
waanadu waa iga dardaaran
walaal sidaad iila weyntahay
wax weeyaan sii cajiiba
[chorus: khadar keyow]
ifka, lagu yahay walaalo
ifka, la is weheshadaayee
ifkaa, wax la isugu taraayee
ala, ifkaa, lagu yahay walaalo
ifka, la is weheshadaayee
ifkaa, wax la isugu taraayee
letras aleatórias
- letra de amoureux - frank michael
- letra de όλη η πόλη (oli i poli) - complex (gr)
- letra de moonlight shadow (mike oldfield cover) - patty gurdy
- letra de gettin busy - hunndofromda4
- letra de last time - prawz
- letra de mashe'hu tov - משהו טוב - harel skaat - הראל סקעת
- letra de förgiftande hornskalder - hädanfärd
- letra de je suis - sáez
- letra de two-faced - devensidedivision
- letra de демоны (demons) - slim