
letra de rajo - khadar keyow
adam on the beat
walloow, aan soo rafaadnay
dadaalnoo, usoo rucleenay
riyadda la inoo rumeeyay
hankiyo rajadda dhab00bay
rabba, mahadeeda yeeshay
wallow, aan soo rafaadnay
dadaalnoo, usoo rucleenay
riyadda la inoo rumeeyay
hankiyo rajadda dhab00bay
rabba, mahadeeda yeeshay
naftiyo ruuxdaa, wadaagnay
runtii, nacab uu ku daalay
raxmaay, qalbiggii ku raacay
ma raysan, markaad ka dhooftay
ma raysan, markaad ka dhooftay
naftiyo ruuxdaa, wadaagnay
runtii, nacab uu ku daalay
raxmaay, qalbiggii ku raacay
ma raysan, markaad ka dhooftay
ma raysan, markaad ka dhooftay
ra’yiga, labbadii mideeyay
haa, rasmina isku jecel, is doonnay
sideeddana, wada riyaaqay
ayaa, rug barwaaqo yeeshay
ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
sideeddana, wada riyaaqay
ayaa, rug barwaaqo yeeshay
ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
walloow, aan soo raxlaynay
cidloonoon, soo ragaadnay
si roon goortaan, rafiiqnay
dhibtiyo rarranki, na daayay
adaa raaliyaay, igleeyay
walloow, aan soo raxlaynay
cidloonoon, soo ragaadnay
si roon goortaan, rafiiqnay
dhibtiyo rarranki, na daayay
adaa raaliyaay, igleeyay
waxaa raad caashaq reebbay
sidaan isku raadinaynay
qoyskiyoo reerkaynuu taagnay
raxmada ubad ku biiray
raxmada ubad baa ku biiray
waxaa raad caashaq reebbay
sidaan isku raadinaynay
qoyskiyoo reerkaynuu taagnay
raxmada ubad ku biiray
raxmada ubad baa ku biiray
ra’yiga, labbadii mideeyay
haa, rasmina isku jecel, is doonnay
sideeddana, wada riyaaqay
ayaa, rug barwaaqo yeeshay
ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
sideeddana, wada riyaaqay
ayaa, rug barwaaqo yeeshay
ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
sideeddana, wada riyaaqay
ayaa, rug barwaaqo yeeshay
ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
letras aleatórias
- letra de okay, so - towns
- letra de грустный трек // плак-плак - haxuyhado
- letra de opasna - ana bekuta
- letra de bah ouais je t'aime - laurie darmon
- letra de no habría na - remix - rodol vx
- letra de dyatlov - fore1gn body
- letra de bitch - montana taylor
- letra de you suck - wekko
- letra de babe in the woods - mimosa alexis
- letra de bamse - king jungle beats