letra de ahaaw marwo ii ahaaw - khadar keyow
miyee dhaayuhuu arkaan
midaan kula dhigoo aduunkee
miyee dhaguhuba maqlaan
midaan kula simo, hablahaayee
kula simo, hablahaayee
ha, miyee dhaayuhuu arkaan
midaan kula dhigoo aduunkee
miyee dhaguhuba maqlaan
midaan kula simo, hablahaayee
kula simo, hablahaaye
adaa adnaay maankiyo naftabaa, muxibo galiyeee
adaa maskaxdiyo dareenkaa, dhamaan wada mushaaxoo
rabbi kuu milkeey aqlaaqee ee
rabbi kuu milkeey aqlaaq
adaa adnaay maankiyo naftabaa, muxibo galiyeee
adaa maskaxdiyo dareenkaa, dhamaan wada mushaaxoo
rabbi kuu milkeey aqlaaqee ee
rabbi kuu milkeey aqlaaq
ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
maniyo ubax muunad loo
ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
mid jaceelka, meel sariyoo
maqaam wacan, u yeeshoo
marnaba aanan waayin, abid
ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
maniyo ubax muunad loo
ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
mid jaceelka, meel sariyoo
maqaam wacan, u yeeshoo
marnaba aanan waayin, abid
ruux kaa mudan wanaag
miyuu dhowrtaa qalbigaa
miyaan kula meel dhigaa
inta maanta nool, dummaree
inta maanta nool, dummar
ruux kaa mudan wanaag
miyuu dhowrtaa qalbigaa
miyaan kula meel dhigaa
inta maanta nool, dummar
inta maanta nool, dummar
adaa adnaay maqriyo xummaanta, haa ka meeranoo
adaa muhashada kalgacal, musbaax iyo nuur u daaroo
marnaba, aa kaa maarmi karrin
marnaba, aa kaa maarmi karrin
adaa adnaay maqriyo xummaanta, haa ka meeranoo
adaa muhashada kalgacal, musbaax iyo nuur u daaroo
marnaba, aa kaa maarmi karrin, hoy
marnaba, aa kaa maarmi karrin
ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
maniyo ubax muunad loo
ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
mid jaceelka, meel sariyoo
maqaam wacan, u yeeshoo
marnaba aanan waayin, abid
ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
maniyo ubax muunad loo
ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
mid jaceelka, meel sariyoo
maqaam wacan, u yeeshoo
marnaba aanan waayin, abid
letras aleatórias
- letra de wow !! - friends& (pop group)
- letra de lose my mind - big fish & kende
- letra de r500 - imzimbali
- letra de to many ammo - lazer dim 700
- letra de martyr of a rockstar - coryaon
- letra de they dont understand us - okayykuromi
- letra de heart of glass (champion remix) - popeska
- letra de dancing in the fire - diviner
- letra de 6 block nigga - chady wunna
- letra de hit and run (live) - empyre (uk)